Warbixin Masjidka
? Ogaysiis ?
Insha Allah barri oo ? sabti ah 11.04.2020 markay saacaddu tahay ? todobada habeenimo Markaz Ummah wuxu la wadaagi doona khayrfalayaashiisa ku xidhan ee bulsha waynta Somaaliyeed degenna Holland iyo dibaddeedaba warbixin ku saabsan Masjidka Ummah Tilburg iyo halku marayo.
Waxa si toos ah noogala socon karta baraha bulshada ee Facebook iyo website-ka masjidka.