Warbixin Masjidka

28/03/2021   17:00

Muddadi naso dhaaftay Markaz Ummah wuxu aad ugu hawlana sidi boos lagu cibaadaysto oo jaaliyaddu ku kulanto loo heli laha. Xaaladdaha hadda lagu jiro aduunka oo dhan runti waa xaalado adag oo arimaheenana saamayn ku leh.

InshaAllah waxaan rabna in warbixin iska siino halkay hawluhu marayaan iyo talaabooyinka illa hadda la qaaday. Warbixintaas waxaan kuso gudbin doona dhinaca Facebook-ga iyo ZOOM ? Fadlan kaso qaybgal oo dadka kalena usi gudbi.

Rabbi waxaan ka baryayna wixi khayrku inoogu jiro in inoo fududeeyo.