Ilaahay ka cabso meel kasta oo aad joogtid

10/04/2020   18:00

Wacyi galin mu’tamarka Holland 2020 ???

Asc wr wb walaalayaal,

Waxaa inoo farxad ah mu’tamarkeeni sanadlaha ahaa sanadkaan in uu dhici doono. Mu’tamarka wuxuu inoo bilaabmaya jumcaha 10ka april bacda salaatul casar, wuxuuna inoo dhamanaya isniinta 13 april bacda salaatul Casar.

Waxii faahfaahin ah, waxaad ka akhrinkartiin flyer-ka In Shaa Allah

Ku soo dawaada mu’tamarka oo sii gudbiya.

Baarakallahu Fiikum!